Taalada Dajirka dahsoon oo dayactir lagu sameeyey & Cumar Filish oo kormeeray (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kormeeray dhismaha Taalada Daljirka Dahsoon oo dayactirkeeda la dhameestiray isla markaana si casri ah dib u dayactir loogu sameeyay. Xarunta Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere ayaa ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee Caasimadda ku yaala, iyadoo haatan si … Continue reading Taalada Dajirka dahsoon oo dayactir lagu sameeyey & Cumar Filish oo kormeeray (Sawirro)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed